CCD SOMALI YOUTH
CCD SOMALIA united-nations-security-council-vote

Madaxweynaha Puntland, Axmed Madoobe, Cumar C/rashiid, Prof. Gaandi iyo xubno kale oo ku jira liiska Qaramada Midoobay ee Siyaasiyiinta Qaska ka wada Soomaaliya »

Liis ay soo saartay Q/Midoobay ayaa lagu muujiyay qaar ka mid ah hoggaamiyeyaal iyo siyaasiyiinta Soomaaliya inay ka mid yihiin kuwa qaska ka wada dalkaasi, iyagoo jaha wareer siyaasadeed iyo…

Jun 17 2013 / No Comment / Read More »
Villa_Somalia

Madaafiic xalay lagu weeraray madaxtooyada iyo howlgallo saakay ka socda Muqdisho »

Waxaa saakay aad u kacsan xaaladda degmooyinka Howlwadaag iyo Hodon, kaddib markii saakay xaafadahaasi ay ku soo yaaceen ciidamo fara badan oo isugu jira Booliska Dowladda Federaalka iyo ciidamada AMISOM,…

Jun 17 2013 / No Comment / Read More »
English News

Kenya begins process of repatriating one million Somali refugees »

Amina-Mohamed4

Kenya will host a major international conference in August to discuss on modalities of repatriating more than one million Somali…

Jun 17 2013 / No Comment / Read More »

Tea shop bomb in Somali town kills at least 7 »

wanlaweyn3

At least seven people were killed when a bomb exploded in a tea shop popular with government troops in the…

Jun 16 2013 / No Comment / Read More »

Young Minnesota Somalis step up to change lives through scholarship money »

shantaphoto2

When several Somali-American friends in Minneapolis recently discussed ways to give back to their community, they figured the most essential…

Jun 15 2013 / No Comment / Read More »

Prime Minister moves to take charge of Somalia’s airspace »

1IMG_4298

Somalia took a giant leap towards full control of its airspace today, as Cabinet approved a draft civil aviation law…

Jun 14 2013 / No Comment / Read More »

9 Somali pirates jailed in Kenya »

The nine Somali men, who have been charged with piracy related activities, stand at the dock during their sentencing at a Kenyan law court in the coastal town of Mombasa

MOMBASA – A Kenyan court sentenced nine Somali citizens each to five years in prison on Monday after finding them…

Jun 11 2013 / No Comment / Read More »
Calender
June 2013
M T W T F S S
« May    
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
Archives
CCD SOMALIA

Madaxweynaha Puntland, Axmed Madoobe, Cumar C/rashiid, Prof. Gaandi iyo xubno kale oo ku jira liiska Qaramada Midoobay ee Siyaasiyiinta Qaska ka wada Soomaaliya »

united-nations-security-council-vote

Liis ay soo saartay Q/Midoobay ayaa lagu muujiyay qaar ka mid ah hoggaamiyeyaal iyo siyaasiyiinta Soomaaliya inay ka mid yihiin kuwa qaska ka wada dalkaasi, iyagoo jaha wareer siyaasadeed iyo mid maamulba ka wada qeybo badan oo ka tirsan dalka Soomaaliya. Sida lagu muujiyay liiska…

Jun 17 2013 / No Comment / Read More »

Madaafiic xalay lagu weeraray madaxtooyada iyo howlgallo saakay ka socda Muqdisho »

Villa_Somalia

Waxaa saakay aad u kacsan xaaladda degmooyinka Howlwadaag iyo Hodon, kaddib markii saakay xaafadahaasi ay ku soo yaaceen ciidamo fara badan oo isugu jira Booliska Dowladda Federaalka iyo ciidamada AMISOM, kuwaasi oo bilaabay howlgallo baaritaanno ah oo ka duwan howlgaladii horay uga dhici jiray Muqdisho.…

Jun 17 2013 / No Comment / Read More »

Madaxweynaha oo ka qeybgalay xafladdda Boqoradda UK, kana hadlay shirka hordhaca G8 »

image-5

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta kulan la qaatay Ra’iisul Wasaaraha UK David Cameron, isla markaana ka qeybgalay xafladda dhalashada Boqortooyada UK, isla galabtanah khudbad ka jeediyey shirka hordhaca G8 oo looga hadlayey arrimaha canshuuraha, ganacsiga xorta ah iyo maamul wanaaga.…

Jun 16 2013 / No Comment / Read More »
Tahniyad

Tahniyad Dhalasho farxad leh »

hambalyo-dhalasho2

C/casiis Xasan Maxamed (Golf) Jabriil Maxamuud Nuur (Jabra) Ismaaciil Xaaji Maxamuud (Ciilow) Sahra Cali Xalane Mahad Axmed Cumar Cabulaahi Cali Nuur Jabriil Xaaji Maxamuud C/llaahi…

Mar 15 2012 / No Comment / Read More »

Tahniyad farxad leh »

0 a dhalasho

Waxaa halkani looga dirayaa Tahniyad Dhalasho oo farxad leh oo loo diraya Aabe Mahamed Ahmed iyo Hooyo Aasiya Salaad Mohammed. Waxaa diraya Tahniyada dadka kala…

Jul 8 2011 / No Comment / Read More »

Tahniyad aroos farxaded oo ka dhacday Imaaraadka carabta »

wedding

Aabe Cumar Buloow Maxamed awoowe Cabdule Maxamuud Afrax Aabe Abuukar Cumar Buloow nunow Hooyo Aamino Sheeq Cabdow)shiqaley) Aabe Saalim Saruur Saciid Hooyo Weliyo Sheeq Cabdow…

Jun 23 2011 / No Comment / Read More »
Football mario-balotelli-single-image-cut

Mario Balotelli: “Mexico waxay ahayd koox adag, hase yeeshee guusha ayaa u qalanay”

Ciyaaryahanka Mario Balotelli  oo dhinaca weerarka uga ciyaarta xulka Talyaaniga, kana mid ahaa ciyaartoydii xalay ay wada ciyaareen kooxda Mexico ayaa ka warbixiyay ciyaartaasi, wuxuuna sheegay in kooxda la ciyaareysay xulkiisa Talyaaniga ay ahaayeen koox adag…

Jun 17 2013 / Read More »
Basketball Mogadishu Basketball-13_3

Xulka Wiilasha Kubadda Koleyga Muqdisho oo ka qeybgalaya ECAIBCC

MUQDISHO- Xulka Wiilasha Kubadda Koleyga Caasimadda Muqdisho oo muddooyinkan  Tababar ku qaadanayay garoonka 1da Luulyo (Ex-Lugino) ee magaalada Muqdisho ayaa u ambabaxay ka qeybgalka tartanka Inter City oo 29ka April ka furmaya magaalada Kampala ee dalka…

Apr 29 2013 / Read More »
Athletics mo_farax

Mo Farah oo ka qeybgalayo Tartanka Marathon ee London

Oradyahanka Soomaalida ee heysta Dhalashada Dalka Britain, Mo Farah ayaa sheegay inuu ka qeybgali doono Tartanka Oradka dheer ee lagu wado in maalinta Axada ee soo socto lagu qabto Caasimadda Dalka Britain ee London. Mo Farah…

Apr 19 2013 / Read More »
HandBall 01 (6)

Xiriirka Ciyaaraha fudud oo Muqdisho ku qabtay tartamada IAAF day + Sawiro

Xiriirka ciyaaraha fudud ayaa tartamo orodo ku maamuusay  maalinta IAAF Day ee 28-ka May, iyadoo u soo xaadireen madax katirsan Gudiga olombikada Soomaaliyed,Xiriirada,kala duwan iyo wasaaradda adeega bulshada dhinaca sportiga,Macalinka qaranka ciyaaraha Fudud ahna wakiil ururka…

May 30 2013 / Read More »
Sawiro dood-cilmiyed (6)

Dood cilmiyeed loo qabtay dhalinyarada Gobolka Banaadir oo maanta ka dhacay deg. C/casiis (Sawirro)

Dood cilmiyeed looga hadlayay sida dhalinyarada ay xilligan loogu heli karo waxbarasho wanaagsan si aanay loo marin habaabin ayaa maanta lagu qabtay degmada C/casiis ee Gobolka Banaadir. Dood cilmiyeedka oo ay soo qaban qaabisay Hey’adda Wada…

Jun 16 2013 / Read More »
Sheeko Sawirka-Bandhig-faneedka

Fanaaniinta Ilmo Cumar Dhuulle oo bandhig ku qabanaya Geeska Afrika

Fanaanada caanka ah ee khadra Cumar Dhuule oo aan looga  baran inay bandhig faneedyo ka samayso dal ka baxsan dalka ay ku nooshahay ee boqortooyada Sucuudiga ayaa markii ugu horaysay socdaal dhinaca fankeeda ah ku gari…

May 26 2012 / Read More »
cartoons 10_JUN_2013

Walaalo is nacay wey xoolo beelaan, wayna xabaalo badiyaan

Shacabka Soomaaliyeed iyo dadyowga ku dhaqan caalamka daafihiisa ayaa si weyn ula yaaban dagaalada ka soo cusboonaaday magaalada Kismaayo iyo loolanka dhinaca awooda ah oo u dhaxeeya dhinacyada hubeysan, waxayna isweydiinayaan halka uu ku dhammaaday halgankii…

Jun 14 2013 / Read More »
CCD SOMALIA united-nations-security-council-vote

Madaxweynaha Puntland, Axmed Madoobe, Cumar C/rashiid, Prof. Gaandi iyo xubno kale oo ku jira liiska Qaramada Midoobay ee Siyaasiyiinta Qaska ka wada Soomaaliya

Liis ay soo saartay Q/Midoobay ayaa lagu muujiyay qaar ka mid ah hoggaamiyeyaal iyo siyaasiyiinta Soomaaliya inay ka mid yihiin kuwa qaska ka wada dalkaasi, iyagoo jaha wareer siyaasadeed iyo mid maamulba ka wada qeybo badan…

Jun 17 2013 / Read More »

Search Archive

Search by Date
Search by Category
Search with Google
Log in | COPYRIGHT © 2011 All rights reserved CCD SOMALI YOUTH. Designed by Galaxy technology